﻿Caadaysigii Qureesheed.
Ay ka caadayeesheen Safarka Xagaaga iyo Jilaalka darteed.
Ha u caabudeen Eebeha Beydkan (Kacbada).
"Eebahi ka quudiyay gaajo, kana aamingaliyay cabsi."
